www.jubbaland.com Forum

Welcome to our forum. Feel free to post a message.

www.jubbaland.com Forum
Start a New Topic 
Author
Comment
waa kumaa

hello walaal waxaan doonayaa website-kan ma ka ganacsataa mise waxaad ku leedahay deegaanka iigu soo dir jawaabta, waxaan u baahanay isku xirka iyo maamul u sameyn xaq ah inaan simo dhamaan qabiiladda reer jubbaland hadaba hadaad tahay wadani ku abtirsada goboladda jubba haddii aadan aheyn walaal waxaa n kaa codsanayaa si walaalnimo ku dheehan inaad iigu soo wareejiso webka waxii kaaga baxayna waa diyaar.
hadda tahay degaanka waxaan ka dhashay giirgiir